Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa joojisay, islamarkaana sharci darro  ku tilmaamtay khidmad ay Wasaarada caafimaadka soo rogtay maanta.

Wasaaradda Maaliyadda waxay joojisay khidmadaha la xiriira buugga caafimaadka ee rakaabka ka baxaya iyo kuwa soo galaya dalka, kadib amar maanta ka soo baxay  wasaaradda caafimaadka Soomaaliya.

Advertisement

lama yaqaan waxa ay arintaani kaga jawaabi doonto wasaarada caafimaadka oo go’aankeeda la naqdiyay.

Warsaxaaadeed ka soo baxay wasaarada Maaliyada ayaa sidan u qornaa:-May be an image of textMay be an illustration of blueprint, ticket stub and text that says "Haddaba, Machadka Caafimaadka Qaranka iyo Wasaaradda Caafimaadka Daryeelka Bulshada Dalka iibsanayaa buugga caafimaadka, waxaa baahan gudbiyaan rasmi socoto qiimeynta iyadeed khuseeysı tacriifadaha talaalka iyo buugga caafimaadka jeediyay. Marka helo odsigaas, Wasaaradda Maaliyaddu waxay samayn doontaa dib-u-eegis gotodheer, iyadoo tashanaysa cidda khusayso, 500 khidmadaha daruuriga kuwaa O si buuxda waafagsan Sharciga Maamulka Dakhliga. 2019 Mudanc Wasiir, waxaan ku kalsoonahay inaad tixgalinta ay mudantahay siin doonto p'aankaan Wasaaradda Maaliyadda, kadibna aad qaadi doonto tillaabooyinka lagama maarmaanka ee waafaqsan shuruuoda maamulka dakhliga. Wada Shaqeyn Wacan 2sae Xill. Cabdiqafaar Cilmi Xaange w asiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Maaliy WARUNICS Ministry Finance, Shangami District Email: eputy.minister@nof.gov.si"

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here