HomeWarkiiAlshabaab oo dad shacaba ka afduubtay duleedka Mahadaay

Alshabaab oo dad shacaba ka afduubtay duleedka Mahadaay

MAHADAAY (DAYNIILE.COM)-Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa la soo sheegayaa inay maanta afduubteen dad shacab ah oo ka soo jeeda Magaaladaasi.

Kooxda ayaa afduubatay 10 ruux oo beeraley ah oo ku sugnaa deegaano  hoos taga Magaalada Mahadaay.

Lama yaqaan ilaa hada sababta kooxdu u afduubatay dadkaani shacabka ah ah ee beeralayda ah ,sidoo kale lama yaqaan halka ay la aadeen oo ay ku hayaan.

Maaha markii ugu horeysay oo kooxdu dad shacaba afduubtaan iyagoo dano kala duwan inta badan ugu dhaqaaqa talaabooyinka nuucaan sida dhanka dhaqaalaha iyo dhinacyo kale.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -