BULLA-XAAJI (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo MagaaladaKismaayo ee Xarunta Maamulka Jubaland ayaa sheegaya in dagaal xoogan u maanta deegaanka deegaanka Bulla-Xaaji  ku dhexmaray ciidamada Dowlada iyo kuwa Maamulka Jubland oo garab ah iyo Alshabaab.
Dagaalkaan oo ay ciidamada Kumaandooska Danab gaar ahaan  Ururka 162-aad ay gacan weyn ku lahaayeen ayaa Alshabaab looga saaray deegaanka Bulla-Xaaji .
Deegaankaan lagu dagaalamay ee Bulla-Xaai ayaa  80KM dhanka galbeed kaga beegan Magaalada Kismaay ee gobolka Jubbada hoose.
Carab dheeg Axmed oo ah Taliyaha Ururka 162-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa Warbaahinta Ciidamadda

u sheegay in howlgalku intaas ku dhamaan doonin oo ay Alshabaab sii raaci doonaan.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 3 peopleMay be an image of 4 people and grassMay be an image of 2 people, all-terrain vehicle and jeepMay be an image of 7 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 people and textNo photo description available.May be an image of 4 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 5 people, cloud, satellite dish, grass and windmillMay be an image of 2 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 6 people and textMay be an image of grassMay be an image of 3 people and motorcycle
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here