Cali Guudow Maadey oo ka tirsanaa Khawaarijta, ayaa maanta isku soo dhiibay ururka 47-aad Guutada 8-aad ee Taliska Qeybta 60-aad CXDS kuwaas oo fadhigooda uu yahay degaanka Goof Gaduud Buureey ee Gobolka Baay.

Dhagarqabe Cali Guudow ayaa mudo ka tirsanaa kooxda khawaarijta, waxana uu ka qeyb-qaatay sida uu sheegay dagaalo ka dhacay gobolada Hiiraan, Galgaduud Iyo Qeybo kamid ah Koonfurta Mudug.

Dhallinyarada la qalday ee ka barbar dagaalamaya Khawaarijta Naflacaariga ah ayaa maalmihii ugu dambeeyay fahmay dhagaraha Khawaarijta, iyaga oo isku soo dhiibaya ciidamada Qaranka.
XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA
May be an image of 2 people and roadMay be an image of 3 people and skateboardMay be an image of 3 people and grassMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here