HomeWarkiiAlshabaab isasoo dhiibay "Fu'aad Shoongolle isagoo noo sheegaya inaan jano galeyno  ayaa...

Alshabaab isasoo dhiibay “Fu’aad Shoongolle isagoo noo sheegaya inaan jano galeyno  ayaa hoobiye soo dhacay isagii ayaana cararay”

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Alshabaab Dowlada isku soo dhiibay ayaa ka sheekeeyay qiso dhacday mar hoobiyayaal ay ku soo dhaceen goob uu hadalo ka jeedinayay Fu’aad Shoongolle.

Dagaalamahaan Alshabaabka ka yimid ayaa wareysi Dowladu la yeelay ku sheegay in Fu’aad Shoongolle uu cararay xili uu dagaalamayaasha u sheegayay inay jano galayaan.

“Fu’aad Shoongolle isagoo noo sheegaya inaan jano galeyno  ayaa hoobiye soo dhacay isagii ayaana cararay” ayuu yiri dagaalamaha alshabaab ka soo goostay.

Hadaba wareysiga oo dhameystiran halkaan ka daawo:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -