Sida uu baahiyay TV-ga Qaranka Somalia Waxaa sii kordhaya qasaaraha maleeshiyaadka Alshabaab lagu gaarsiiyay degaanka Raas-qaboow ee gobolka Shabeeladda dhexe halkaasi oo ay isku dayeen inay weerar saldhiga ciidanka Xoogga Dalka ee degaankaasi.

Alshabaab waxaa goobtaasi looga dilay 25 dagaalame  sida uu Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay Taliyaha Ururka 251-aad Guutada 25-aad Cumar Binu-Khadaab XDS Maxamed Xasan Abuukar (Dhala-dheere).

Advertisement
Dhala-dheere ayaa intaasi kudaray in Ciidanka XDS ay sii baacsadeen maleeshiyaadki Firxadka ahaa ee Khawaarijta.
May be an image of 6 people and treeMay be an image of 4 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 5 people and tree
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here