HomeWarkiiXOGTA: Hoobiyayaal Al-shabaab ku garaaceen Afgooye xili Taliye Macalin Mahdi uu ku...

XOGTA: Hoobiyayaal Al-shabaab ku garaaceen Afgooye xili Taliye Macalin Mahdi uu ku sugnaa.

AFGOOYE (DAYNIILE.COM )-Kooxda Alshabaab ayaa maanta hobiyayaal waxay ku garaaceen Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose.

Hoobiyayaashaan alshabaab ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac waxayna inta badan ku dhaceen xaafadaha dadka shacabka degan yihiin walow xerada ciidamadana wax ku dhaceen.

Dadka ku dhintay madaaiicda Alshabaab soo tuureen waxaa ka mid ah  sarkaal magaciisa lagu sheegay Xuseen Xaaji Maxamed (Aw koombe) xili sidaas oo kalana shacab askar ay ka mid yihiin dadka kale ee dhaawacyada iyo dhimashada ay soo gaareen.

Dhanka kale intii hoobiyayaasha ay ku dhacayeen Afgooye waxaa ku sugnaa Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir Macalin Mahdi inkastoo isaga iyo ilaaladiisaba aan la soo sheegin wax soo gaaray.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -