Wararka ku dhaw dhaw Dowlada Somalia ayaa sheegaya inuu Ciidamada Xoogga isku soo dhiibay Ninka tirsanaa Kooxda Alshabaab kaasoo magaciisa lagu sheegay Isxaaq Sheikh Cali Abdullahi laguna naaneyso ( iskajir ).
Alshabaabkaan oo dhowr tababar ku soo qaatay Gobolka Bakool ayaa maanta isku soo dhiibay  Taliska Qeybta 60-aad Ee Ciidamada Xooggga Dalka Soomaaliya.
Sidoo kale waxaa laga diiwaan geliyay inuu kooxda Alshabaab la shaqeeyay uuna ka mid ahaa mudo 14 sano ah.

Deegaanada Maamulka Koonfuir-Galbeed ayaa noqotay meesha ugu badan ee Alshabaabku iska soo dhiibaan marka la eego xiliyadaan danbe.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 1 person and beardMay be an image of 1 person and beard
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here