Waxaa wada-jir warsaxaafadeed u soo saaray siyaasiyiinta xukun doonka ah ee sidoo kalana mucaaradka ku ah Madaxda Dowlada Somalia kuwaasoo kala ah Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed,Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur oo horana wasiir usoo noqday.
Warsaxaafadeedka oo ay kaga hadleen arimaha doorashooyinka soo socda islamarkaana ay ku eedeeyeen Madaxweyne Xasan inuu doonayo mudo kororsi ayaa sidan u qornaa:-
Advertisement
Advertisement