War qoraala oo ay soo saraeen Guddiga sare ee Golaha Maamulka Istaatistikada Qaranka ayay xilka kaga qaadeen
Agaasimahooda Sharmaarke Maxamed Faarax.
Xubnaha Gudiga ayaa isku raacay xilka qaadistaan xili uu soo dhaweeyay islamarkaana taageeray Wasiirka Qorsheynta Dowlada Soomaaliya.
Qoraalka xubnahaani soo saareen waxay ku xuseen in xil ka qaadista agaasimahooda ay u cuskadeen sharciga Hey’adda Istaatistikada Qaranka Qodobkiisa 6aad faqradiisa B oo ah in Goluhu soo jeedin karo xil ka qaadista.
May be an image of text
Sharmaarke Maxamed Faarax | Facebook
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here