HomeWarkiiAfar alshabaab ka tirsanaa oo isku soo dhiibay Maamulka K/galbeed

Afar alshabaab ka tirsanaa oo isku soo dhiibay Maamulka K/galbeed

Ciidamada booliska, gaar ahaan laanta baarista dembiyada (CID) ee gobollada Bay iyo Bakool, ayaa waxaa isu soo dhiibay afar xubnood oo horey uga tirsanaa kooxaha Khawaarijta.
Xubnahani, oo horey uga mid ahaa maleeshiyaadka argagixisada, ayaa sheegay inay go’aansadeen inay ka soo goostaan kooxda kadib markii ay la kulmeen jab xoogan oo ka dhashay howlgallada ka socda dalka, gaar ahaan gobollada Bay, Bakool iyo degaanka Buulo Xaaji oo ka tirsan Jubbooyinka.
Sida ay sheegeen xubnahani, waxay horey uga barbar dagaallamayeen kooxaha Khawaarijta ee ka howlgala gobolladaasi, balse markii ay arkeen culeyska iyo cadaadiska ay kala kulmeen ciidanka xoogga dalka iyo shacabka Soomaaliyeed, ayay go’aansadeen inay ka baxaan kooxdii ay ka tirsanaayeen.May be an image of 1 personMay be an image of 1 person and smilingMay be an image of 1 person and smiling
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -