Faah-faahinta Dagaal xoogan oo ka socda Degmada Balcad iyo Xogta Khasaaraha hordhaca ah aya laga soo sheegayaa waxaa weerarka soo qaaday kooxda alshabaab
Ciidanka dowladda iyo kuwa degaanka ayaa iska caabiyay kooxda AS oo saaka arroortii hore weerar kusoo qaaday, waxaana degmada si buuxda gacanta ugu haayo Mikateriga Soomaaliya oo kaashanaya ciidanka degaanka.
Kooxda AS ayaa maalmahaan wada isku dayo ay rabaan in ay dib u aqbsadaan magaalooyin katirsan Sh dhexe balse waxay wajahayaan dagaal culus oo ku qasba dhimasho iyo dhaawac badan.
Sikastaba ha ahaate dagaalkaan ayaa kuso aadaya xili maalmahii lasoo dhaafay dagaalo ka dhacayeen shabeelada dhexe iyo hiiraan hase ahaate saakay dagaalkak ka dhacay balacad wuxuu noqonayaa mid aan la filaneynin maadama ciidamada xooga ay dagaal xoogan ay kawadaan ceel axmed iyo alkawsar deegano hoos taga hiiraan.