Dagaal ayaa hada ka socda Balcad, Kooxda AS ayaana weerar Jarmaad ah saaka ku qaaday degmadaasi, waxaana la sheegay in ay la wareegeen xaruntii degmada.

Warar kale oo haatan la helayo ayaa sheegaya in dagaalku uu ka socdo Buundada magaalada. 30 KM ayeey Balcad Waqooyiga Muqdisho kaga beegan tahay.

Advertisement

Ciidanka dowladda iyo kuwa degaanka ayaa iska caabiyay kooxda AS oo saaka arroortii hore weerar kusoo qaaday, waxaana degmada si buuxda gacanta ugu haayo Mikateriga Soomaaliya oo kaashanaya ciidanka degaanka.

Kooxda AS ayaa maalmahaan wada isku dayo ay rabaan in ay dib u aqbsadaan magaalooyin katirsan Sh dhexe balse waxay wajahayaan dagaal culus oo ku qasba dhimasho iyo dhaawac badan.

Wali lagama. haayo faahfaahinno buuxa hase ahate weerarka ayaa aroortii ka bilaawdo duleedka balcad wixi kaso kardha halkaan ayaa kala socon doontaan.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here