Aqoonyahanka Soomaaliyeed ee Prof.Yaxye Sheekh Caamir ayaa barihiisa bulshada ku shaaciyay khatar Somalia ay wajihi karto mustaqbalka dhaw .
Aqoonyahankaan ayaa sheegay in Somalia ay leedahay Macdan qaali ah oo Dunida oo dhanna la baadi goobayo taasoo magaceeda uu ku sheegay Lithiumka sidaas daraadeed ay Somalia wajihi karto mustaqbalka dhaw hardan ama loolan u dhexeeya dalalka waa weyn xili Dowlad adagna aysan dalka ka jirin.
Hadaba halkaan ka akhriso  Qoraalka Aqoonyahanka oo sidiisa u qoran:-
Qore: Yahya Amir
LITHIUM
Somaliya, khatarta “Lithiumka Somalia”.
Xalay markaan meel kasta fiiriyay oo aan Subaxaan, Fal iyo Fool isku geeyay.(F.S:1aad)
Macdanta Qaaliga ah, Dunida oo dhanna la baadi goobayo iyada oo loo arko in Mustaqbalka Awoodeed ee Dowladaha waaweyn uu iyada ku xiran yahay. Macdantaa oo la ogaaday in Somaliya ay ku badan tahay. Carab dalaal ah iyo Dalal kalena ay ku soo xoomeen. Guud ahaan Somaliya, Gaar ahaanna Somali land.
Xalay, Waxaan ka seexan waayay Khatarta Mustaqbalka Dalkeeyga ku soo socoto, Heshiisyada fudud ee ka fiirsi la’aan lala galayo Shirkadaha si loogu bedesho Boorso wax aan la calfadoonin ay ku jiraan.
Mustaqbalka waxa Lithiumku uu sababi doonaa in Dalkeenu uu noqdo “Congadii” Berri ayna si dadban ugu dagaalamaan Shirkado iyo Dowlado aan muuqan, Somaliyana ay ku waarto Xasilooni daro loo sii qorsheeyay. Waa macdan Baahi badan loo qabo, loona arkay in Mustaqbalka ay ka qaalisanaan doonto, petrolka iyo Gaaska. ( F.S: 2-36aad).
Dalka Alaah ha nooga badbaadiyo kuwa Ajaanibta ah iyo Somalida Maanta ka fikirayo, Berrina hilmaamay. Ogow, Aakhiraduna Berri ayeey ku jirtaa.
Qore: Yahya AmirMay be an image of 1 person, smiling, glasses and treeMay be an image of 2 people and text that says "3 Kilómass Lith 6.9 文A Kilomass ass Saudi Saudi Mining Company Kilomass Secures Lithium Exploration Deal..."May be an image of 6 people, dais and textNo photo description available.May be an image of 1 person and textMay be an image of text that says "3 Li Lithium 6.941"May be an image of medicine and textNo photo description available.May be an image of text that says "Mлebl Peoario Neutron Flux Grew CrewCabin Cabin Pumpsi Emitter Plumbing Blast BlastPlate Plate Shadow Shield FuelTank/LDj Fuel Tank PUDJ DebrisShield Tebr Thaesl"May be an image of ‎text that says "‎Ocopp ته Copp somraliland gobolkia-awdal gobolkin awdal‎"‎May be an image of airshipNo photo description available.No photo description available.May be an image of 2 peopleNo photo description available.May be an image of toyMay be an image of textNo photo description available.No photo description available.No photo description available.May be an image of light switch and text that says "Li Lithium 6.941"May be an image of text that says "LITHIUM DURACELL®"No photo description available.May be an image of lightning and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here