BUULA-BURDE (DAYNIILE.COM)-Warbaahinta Dowlada Somalia ayaa lagu soo bandhigay sawirada iyo muuwaalo laga soo duubay meydadka dagaalamayaal Alshabaab ka tirsan oo saaka lagu laayay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan gaar ahaan deegaanka Beera-yabaal oo hoos taga Degmada Buulo-burde.
Muuqaalada qaarkood waxaa ku jira saraakiisha macawisleyda reer Hiiraan oo ka hadlaya dagaalka saaka halkaasi ka dhacay dagaalamayaasha ay alshabaab ka dileen.
Meydadka qaar waxaa muuqaalada lagu arkayaa iyadoo mawacisleydu jiiidayaan. No description available.No description available.No description available.
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here