Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maanta furaya kal-fadhiga 6aad ee golaha shacabka Soomaaliya, halkaas oo uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa uu ka jeedinayo .

Fadhiga ayaa ku soo beegmaya xilli uu jiro khilaaf adag oo u dhexeeya Xukuumadda & Mucaaridka Soomaaliya.

Advertisement

Kal-fadhiga ayaa lagu kala ogaan doonaa in xukuumaddu is badbaadiso, in Aadan Madoobe damaciisa loo fuliyo, oo la eryo wasiirada ay isku deegaanka yihiin, iyo in Raisul Wasaare Xamza xafiiska laga tuuro.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here