MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta xukun ka soo saartay odey waayeel ah oo 8 bil ka hor loo soo xirey inuu ku lug leeyahay lacag dhaqidda iyo maalgelinta Alshabaab.

Maxkamada ayaa Odeygaan oo lagu magacaabo  Xaashi Cabdullahi Warsame waxay ku xukuntay  6 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed oo gaaraya $5,000 oo dollar.

Advertisement

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Mudane Saalax Cali Maxamuud ayaa warbaahinta u sheegay in eedeysanaha iyo abuukaatihiisa ay u furan tahay inay racfaan ka qaataan xukunka.

Haddaba faahfaahinta ka daawo muuqaalkaani hoose:-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here