Dagaalkii cuslaa ee shalay subax ka dhacay deegaanka Ceel Cali Axmed ayaa waxaa sharaxaad ka bixiyay mid ka mida geesiyaasha dadka deegaanka madaama dagaalkaasi ahaa mid la isku riiqmay.

Advertisement

Geesigaan ayaa ka sheekeynaya bilow ilaa dhamaadka sida ay isku difaaceen xili iyagoo 25 nin ah ay soo weerareen Alshabaab watay  boqolaal ciidamo iyo gaadidi dagaal oo tiradooda lagu sheegay ilaa 15 tikniko ah.

Dagaalyahankaan hadaladiisa waxaa ka mid ah in 25-kooda ragga ahaa ay ka dagaalameen masaajidka islamarkaana ay alshabaab iska difaaceen saaco aad u badan inkastoo xalay mar danbe ay soo gaaren ciidamada Dowlada .

Sidoo kale waxaa xusid mudan in dagaalyahankaani cadeeyay in 10 rag ah oo isugu uu ku jiro maahane 15-kii kale ay noqdeen kuwo dhintay iyo kuwo dhaawacmay.

Sheekada geesigaan kaga bogo muuqaalkaan hoose:-

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here