Maamulka Puntland ayaa Warsaxaafadeed ka soo saaray dagaaladii xooggganaa ee ay maanta la galeen kooxda Daacish.
Hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada ee Puntland wuxuu faahfaahin ka bixisay khasaaraha Daacish lagu gaarsiiyay dagaakii maanta islamarkaana deegaano dhowr ahna looga saaray.
Advertisement
Warsaxaafadeed-ka oo sidiisa u qoran halkaan ka akhriso:-
Advertisement