MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Waxaa la soo taagay Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dowlada Somalia rag ku eedeysan maal-gelinta gaadiidka Alshabaab qaraxyada ku geystaan.

Ragaan eedeysan oo tiradoodu tahay 4 ruux ayaa mid ka mida uu maqane yahay halka sedex kale maxkamada ay ka soo muuqdeen.

Advertisement

Inkastoo sedexdoodaba iska diideen inay Alshabaab ka tirsan yihiin hadana laba ka mida waxay cadeeyeen in lagu qiyaanay gaari la iibinayay inay marqaati iyo sharci saare ka noqdaan.

hadaba halkaan ka daawo: garmaqalka maxkamadeyntaan :-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here