RW hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo qaar ka mid ah saaxibadiisa ayaa maanta gelinka dambe ka degaayo magaalada Johannesburg ee dalka South Africa garoonka O.R. Tambo International Airport

Rooble, ayaa ku safray baasaboorka Sweden oo ka haysto dhalaahada wadankaas. Safarka waxaa ku wehliya wasiirkii hore ee Waxbarashada Cabdullaahi Carab, Wasiiru dowlihii hore ee qorshaynta Gaani, Xogyihii hore ee gobolka banaadir Xiireey, Maxamed Roble iyo qof kale.

Advertisement

Dhamaan xubnahan ayaa wata baasabooro reer Yurub ah.

Ila muhiim ah ayaa ii sheegaya in safaaradda South Africa ee Soomaaliya ay ku howlantahay in ay soo dhaweyso RW Rooble oo aan hadda ku safrayn xasaanadda diblomaasi.

Dowladda South Africa ayaana qaabili doonin maadaama uu yahay muwaadin Sweden ah oo ka hayata dhalashada labaad.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here