MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Hanti-dhowrha Qaranka Axmed Ciise Guutaale ayaa u soo jawaabay Maxkamada Gobolka Banaadir oo maanta u yeertay kadib markii lagu soo eedeeyay fal-dambiyeedyo sida inuu diiday u yeerid maxkamadeed.

Maxkamada ayaa u yeertay hanti-dhowrha inuu hor yimaado maxkamada ,waxayna ku goodiyeen haduu iman waayo inay maxkamadu talaabo qaadi doonto.

Advertisement

Hanti dhowraha oo markiisa warsaxaaadeed soo saaray ayaa  eedeeyn u jeediyay maxkamadaha gaar ahaana Gudoomiyaha Maxkamada sare isagoo ku dhaliilay  inuu  is-hortaag ku sameeyey baarista u hoggaansanaanta sharciga, gaar ahaan warbixinta sanadlaha ah ee xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka.

War saxaaadeed uu soo saaray ayaa sidan u qornaa:-

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here