Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shir jaraa’id uu maanta qabtay wuxuu ku hanjabay Dagaal hadii Dowlada Madaxweyne Xassan Sheekh aanay waqtigeda doorashada dalka uga qaban taasoo ku beegan xiligii la doortay ee bisha May.

“Doorashooyin dalkaan in laga qabto raali ayaan ka nahay laakin jidkeedii lama hayo, waxaana lagu tuntay Dastuurkii iyo xeerarkii doorasho looga baahnaa”ayuu yiri Xildhibaan Shariif.

Advertisement

Hadaba halkaan ka daawo muuqaalka shirka jaraa’id iyo faah-faahinta xildhibaan Shariif Sheekh Axmed:-

 

 

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here