Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Gudoomiyaha cusub ee Midowga Afrika oo maanta loo doortay Maxamuud Cali Yuusuf Wasiirkii Arrimaha Dibada ee Jabuuti.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa u rajeeyay Guddoomiyaha cusub inuu wax badan ka qabto arrimaha muhiimka ah ee horyaala, asagoo sidoo kale bogaadiyay Guddoomiyihii hore Muuse Faki Maxamed.

Madaxweyne Xassan ayaa dadaal dheeraad ah u galay maanta guusha ay gaareen walaalahena Jabuuti.
May be an image of text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here