Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa loo doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika, kadib codeyn galabta ka dhacday xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa.
Masuulkaan ayaa tartan adag la galay Ra’iisulwasaarihii hore ee Dalka Kenya Raila Odinga iyadoo ugu dambeyn Maxamuud Cali Yuusuf uu ku guuleystay codad dhan 33.
Advertisement
Advertisement