Muqdisho, 11-February-2025 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa xalay xarunta aqalka Dowladda Hoose ee Xamar casha sharaf ugu sameeyay hal abuure Asad Xaajiyow iyo qaar badan oo kamid dhallinyarada saameeynta ku leh aaladaha ay bulshada kuwada xariirta ee Social Media.

Ujeedka munaasabadan ayaa aheyd mid uu Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Amiir uu ku dhiiragalinayay hal-abuure Asad Xaajiyow oo si adag oo geesinimo leh uga gudbay dhibaatada ay u geesteen Khawaarijta, sidoo kale kulankan ayaa ahaa mid lagu xogwareysanayay dhallinyarada saameynta ku leh Social Media.

Advertisement
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa tilmaamay in dhallinyarada saameeynta ku leh aaladaha ay bulshada kuwada xariirta ee Social Media ay door weyn ku lee yihiin soo gudbinta horumarka wanaagsan ee kajira Caasimadda.
-DHAMMAD-May be an image of 6 peopleMay be an image of 1 person and smilingMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 3 people, beard and people smilingMay be an image of 15 people, table, dais and textMay be an image of 6 people, people smiling and daisMay be an image of 3 people, people smiling, headscarf and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 10 people and tableMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 8 people and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 11 people, table and text that says "'c C"May be an image of 3 people, beard and text that says "C"May be an image of 7 peopleMay be an image of 4 people, beard, people smiling, table and lightingMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 3 people, table and daisMay be an image of 10 people and daisMay be an image of 3 people and beardMay be an image of 3 people, beard and people smilingMay be an image of 12 people, table, dais and textMay be an image of 6 people, people smiling, headscarf and dais
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here