MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dowlada Somalia ayaa xustay 60 sano guuradii ka soo wareegatay aas’aaskii ciidamada Badda Somalia.
Ku simaha Taliyaha Ciidanka badda iyo difaaca xeebaha Xoogga Dalka Somalia G/Dhaxe C/waaxid Cali ayaa ka sheekeeyay taariikhda ciidamada Badda Somalia.
Advertisement
”Ciidanka Bada waxa uu lahaan jiray Sadax Saldhig oo Waa Weyn iyo 13 Bar oo ku teedsan Xeebaha Wadanka” ayuu yiri G/Dhaxe C/waaxid Cali
Haddaba halkaan ka daawo sheekada Ku simaha Taliyaha Ciidanka bada:-
Advertisement