May be an image of 1 person, dais and textHoggaamiyaha SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, ayaa ka qaybgalay munaasabadda dib-u-hawlgallinta warshadda biyaha Laascaanood, taas oo ay hore gebi ahaanba u burburiyeen maleeshiyaadkii doolka ahaa ee Somaliland.

Warshaddan, oo ah mashruuca biyo nadiifinta ee guud ahaan ugu weyn dalka Soomaaliya, waxaa markii hore maalgeliyay ganacsatada deegaanka, kuwaas oo mar kale burburkii ay maleeshiyaadku u gaysteen ka dib dadaal ku bixiyay dib-u-dhiskeeda.

Hoggaamiyaha ayaa uga mahadceliyay ganacsatada waqtigooda iyo hantidoodaba geliyay hirgelinta warshaddan muhiimka ah.

Sidoo kale, Wasiirka Biyaha iyo Macdanta SSC-Khaatumo, Xildhibaan Cali Warsame Dhakaawe, ayaa xusay in shirkaddani ay noqon doonto hanti ay wada leeyihiin shacabka iyo dowladda, iyadoo loo maamuli doono habka iskaashiga dowlad iyo ganacsato (Public-Private Partnership).

Ugu dambayn, Hoggaamiyaha ayaa caddeeyay in xukuumaddiisu ay ku taagan tahay mabda’a isku-tashi, isla markaana aysan cid kale ku tiirsanayn. Wuxuu sidoo kale xusay in ay muhiimad gaar ah siinayaan ka qaybqaadashada mashaariicda horumarineed ee laga hirgelinayo deegaanka
-DHAMMAAD-
__________________________________________
Xafiiska Warfaafinta iyo Xidhiidhka Dadweynaha Madaxtooyada SSC-KhaatumoMay be an image of 6 people, dais and text that says "미음 Lasanod LasanodWatarSupply Water Supply LAWS MAN LASANOD WATER SUPPLY (LAWS DIB U HAW HAWOGELI AP GALIITA GALI ITA SHIRKADA IYAH NOOD Sr iet รบวก Re DHISMAHA . DA GO ADE 50 AR"May be an image of 2 people, people studying, newsroom and daisMay be an image of water heater and oil refineryMay be an image of water heater and oil refineryMay be an image of water heater and oil refineryMay be an image of water heater and text that says "DANGER POWERICA"May be an image of water heaterMay be an image of 7 peopleMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of ‎3 people and ‎text that says "‎ESI ルー - tWe שו alet‎"‎‎May be an image of text that says "已讀 Kamikan Adeikaa.an SAZNy LAWS YA LASANOD WATER SUPPLY (LAWS) DIB U HAWL- AWL-GELINTA SHIRKADA BIYAHA LAASCAANOOD DHISMAHA WARSHADA GOOJACADE 出木 9TH FEBRUARY 2025 Sagaljet Experience ExperilenceMatters Matters"May be an image of textMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 6 people and textMay be an image of 4 people, dais and newsroomMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 1 person, dais and text that says "HAI BIY -GELI SCA CADE na RUAP"May be an image of 1 person, body of water and textMay be an image of 3 people and oil refineryMay be an image of 6 people and textMay be an image of 6 people, oil refinery and textMay be an image of 5 people and text that says "ప్ర:8 ជ 몸음 Lasaned Water Supply LAWS"May be an image of 4 people and textMay be an image of 5 people and text that says "AOAITY TER TERONPRLY IPRLY WI"May be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 14 people and textMay be an image of 4 people and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 5 people and dais
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here