Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kormeeray qaar kamid ah Wasaaraddaha Dowladda, isagoo u kuurgalaya habsami u socodka shaqooyinka Wasaaraddaha.

Madaxweynaha ayaa kormeerka ku tagay Wasaaraddaha Kala ah Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka, Biyaha iyo Tamarta, Xanaanada Xoolaha, Howlaha Guud,Kaluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah, Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Beeraha iyo Waraabka, Badroolka iyo Macdanta.

Intii uu kormeerka socday, Madaxweynaha ayaa ku dhiirrigeliyay howlwadeennada Wasaaraddaha inay dadaalkooda laba jibaaraan, si loo dardar geliyo howlaha muhiimka ah ee ay bulshada u hayaan.May be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 4 people and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of ‎12 people, hospital and ‎text that says "‎DOWLADGOBOLEEDKAJUBALAN DOWLAD GOBOLEEDKA JUBALAND FE SJOMAALIYA WASAARADA TAMARTAIY WASAARADATAMARTAIYO IYO KHEYRAADKA BИXAHΑ الصومالة جوبالاند اقليم دولة وحيات الطاقة وزارة MoEWR المياه‎"‎‎May be an image of 5 people, people studying and textMay be an image of 6 people, people studying and textMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 11 people, people studying and tableMay be an image of 7 people and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here