Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA oo magaalada Baydhabo kusoo bandhigay koox Alshabaab ka tirsan oo isa soo dhiibeen.

Mid mid ayay uga hadli doonaan ka mid noqoshadooda Alshabaab iyo go’aankooda ay isugu soo dhiibeen Dowlada Somalia.

Advertisement
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here