BOOSAASO (DAYNIILE.COM)-Dagaalkii toos ah ayaa markii ugu horeysay ka  dhex qarxay ciidamada Puntland iyo kuwa kooxda Daacish kaasoo la soo sheegayo inuu wali socdo.
labada dhinac waxaa soo kala gaaray khasaare kala duwan walow aan faahfaahin buuxda laga bixin karin xiligaan.
Saraakiisha hogaamineyaa ciidanada Puntland ayaa lagu wadaa inay sharaxaad ka bixiyaan marka dagaalku dhinac u dhaco.
Maalmihii ugu dambeeyay dagaalka ayaa ku socday qaab howlgal hal dhinac ah oo ciidamada Puntland ay si sahlan Daacish uga saareen aagag badan balse dagaalkaan hada socda ayaa ka duwa , wuxuuna noqonayaa kii ugu horeeyay oo Daacish iska caabin sameeyaan.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
M
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here