Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa joojisay, islamarkaana sharci darro ku tilmaamtay khidmad ay Wasaarada caafimaadka soo rogtay maanta.
Wasaaradda Maaliyadda waxay joojisay khidmadaha la xiriira buugga caafimaadka ee rakaabka ka baxaya iyo kuwa soo galaya dalka, kadib amar maanta ka soo baxay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya.
Advertisement
lama yaqaan waxa ay arintaani kaga jawaabi doonto wasaarada caafimaadka oo go’aankeeda la naqdiyay.
Warsaxaaadeed ka soo baxay wasaarada Maaliyada ayaa sidan u qornaa:-
Advertisement