HARGEYSA (DAYNIILE.CO.)- Dab Xooggan ayaa Caawa ka kacay Suuqa Gobanimo ee Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland.
Kooxda Gurmadka Deg dega ee dab-damiska ayaa soo gaartay suuqa uu dabku sida xowliga uga socdo.
Advertisement
Wali lama soo warin khasaare nafeed balse hanti ayaa goobta ku baaba’day.
Halkaan ka daawo sida dabku u socdo iyo gurmadka socda intaba:-
Advertisement