Madaxweynaha dalka Tajikistan Mudane Emomali Rahmon ayaa ka gudoomay warqadaha aqoonsiga Danjirinimo, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalkaas, Danjire Fatxudin Cali Maxamed Ospito.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Tajikistan, Tajikistan ayaa ka mid ah wadamada Aasiyada dhexe ee hoos yimaada safaaradda Soomaaliya ee dalkaTürkiye.May be an image of 2 people, the Oval Office, dais and textMay be an image of 4 people, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here