Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshisiinra XFS ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ugu digtay dhamamaan Hay’adaha Maxalliga ah iyo kuwa Caalamiga ah ee ka howlgala Soomaaliya in aysan la shaqeyn Karin Al-shabaab.

Sidoo kale, warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in NGOS-ka aysan la macaamili Karin islamarkaana dhaqaale u yaboohi Karin una hoggaansamin ammarrada uga yimaada Al-shabaab.

Advertisement

Halkaan ka aqriso warsaxaafadeedka oo dhammeystiran:-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here