DOOLOOW (DAYNIILE.COM)-Warsaxaaadeed ka soo baxay Maamulka Jubaland ayaa lagu baahiyay inay Gobolka Geddo ku qabanayaan shirweyne looga hadlayo xaalada guud ee Gobolka gaar ahaan xiisadaha ka jira taasoo ah dhanka siyaasada madaama ay isku hayaan iyaga iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Wafdiga  ka socda Maamulka Jubbaland oo uu  horkacayo  madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee maamulkaasi Maxamuud Sayid Aadan ayaa u tagay halkaasu taabi gelinta shirweynahaasi.

Advertisement

Masuuliyiinta Jubaland waxay cadeeyeen in shirkaani looga hadlay doono xaaladda soo noq noqotay ee gobolka.

Hadaba halkaan ka akhriso warka Maamulka Jubaland uu soo saaray:-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here