MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka “Wixii maanta ka bilowda waxaan si rasmi ah u furnay diiwaangelinta ururrada siyaasadda”
.Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan ayaa shir jaraa’id uu qabtay wuxuu ku shaaciyay inay si rasmi ah u fureen diiwaangelinta ururrada siyaasadda.
Advertisement
“Wixii maanta ka bilowda waxaan si rasmi ah u furnay diiwaangelinta ururrada siyaasadda”ayuu yiri gudoomiyaha.
Sidoo kale wuxuu sheegay inay todobaadka soo socda asteyn doonaan goobaha codbixinta.
Haddaba halkaan ka daawo muuqaalka warbixinta gudoomiyaha oo dhameystiran:-
Advertisement