MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo Caawa shir jaraa’id qabtay ayaa si kulul uga hadlay qorshaha Dowlada Somalia ee hub ka dhigista mucaaradka iyo kooxaha kale ee hubka sharci darada ah heysta.
Shariif wuxuu shuruud ku xirey in Dowladu talaabadaasi qaado isagoona carabka ku adkeeyay inay ka horeyso siyaasadda laga heshiiyo.
Advertisement
“Siyaasad koox gaar ah dalkaan kama shaqeynayso, Dalkaan maanta tallo Soomaaliyeed ayuu u baahanyahay”ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed.
Haddaba halkaan ka daawo hadalka Madaxweynihii hore Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed:-
Advertisement