MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir  Mahdi Cumar Muumin ayaa si kuul uga hadlay xaalada amniga Muqdisho oo meeshii ugu fiicneyd joigta.

Taliye Macalin Mahdi wuxuu fariin gaara u ditey kooxo uu ku eedeeyay inay caqad ku yihiin amjiga isagoona hanjabaad hawada u mariyay

Advertisement

“gacan bir ah ayaan isaga qaba doonaa kuwa caqabada ku ah wada shaqeynta Hay’adaha amaanka” ayuu yiri  Macalin Mahdi

Dhanka kale Taliye Macalin Mahdi wuxuu xusay inay sanadkaan ka booliis ahaan xaqiijin doonaan in Muqdisho noqoto meel xasiloon oo amni buuxa heysta.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here