Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa dulaaleyda dhulka ee xaraashka dhulka danta guud u diray in ay soo xarashaan dhulka Villa Baydhabo oo la beecgeynayo si ay Villa Somalia ugu isticmaasho Ole-Ole Doorasho.
Gees kale habeeno kahor Madaxweynaha ayaa u sheegay qaar kamid ah saaxiibadiisa siyaasadda in uu dhulkii Carwada Qaranka, u xaraashayo guddiga doorashada si ay lacagtaas ugu qabtaan doorasho aan heshiis lagu aheyn, Natiijadana madaxweynuhu garanayo.
Advertisement
Masaajidka Isbaheysiga, qaar kamid ah dulaaleyda ayaa sheegaya in dhulal loogu talagalay meheradu iyagana ay beec yihiin.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay goor dhweyd in dhulkii Jaamacadda Ummaddana la gatay.
Advertisement