Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA waxay siweyn ugu raadjoogtaa horjooge Yuusuf Maxamed Xuseen loona yaqaan Jeeri-Carab kaas oo ka tirsan Alshabaab
Muwaaddin haddii aad keento xogta Horjoogahan waxaad heleysaa abaalmarin lacageed oo gaareysa soddon kun oo doolar ($30,000).
Advertisement
Advertisement