NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Waxaa soo baxaya warar sheegaya in shir ka dhici lahaa Magaalada Nairobi loogana hor jeeday Azmed Madoobe inay joojiyeen sirdoonka Kenya inkastoo aan si raski ah lop ogeyn ujeedka ka dambeeya.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Dowlada Imaaraadka Carabta ay ka dambeyso islamarkaana ay usoo martay Taliyaha sirdoonka Kenya Nuuradiin wuuna ku guuleystay inuu ka u hor tago qabsoomida shirkaasi.

Advertisement

Dowlada Imaaraadka waxaa la sheegaa inay taageerto Mucaaradka Dowlada sida Axmed Madoobe oo ah madaxweynaha Maamulka Jubaland,Daciid Dani oo ah Madaxweynaha Maamulka Puntland iyo Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur kuwaasoo dhamaatood ku kacsan Dowlada Faderaalka Somalia ee uu hogaakiuo Madaxweyne Xassan.

Qaban qaabiyayaasha Shirkaan la hakiyay waxaa la sheegay inay warqad ogolaansho ka heysteen Booliiska balse lagu wargeliyay in Sirdoonka Kenya uu joojiyay shirka waxaana lagu amray inay kala tagaan ka qeybgalayaasha.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here