Dalxiiska loo tago deegaanada Oromada Itoobiya ayaa la soo sheegayaa in dhaqaale Malaayijn Doolar laga soo saaro sanadkii ama lixdii xili colaadana ay ka jiraan madaama ay ka dagaalamayaan Jabhado Dowlada ka soo horjeeda.

Deeganka Oromada waxay shaaciyeen in lixdii bilood ee u dambeysay ay dalxiiska kasoo ka heleen dhaqaalle gaadhaya 29 Bilyan oo Birr.

Advertisement

Dhaqaalaha sanadkii ay soo saaraan ayaa ma sheegayaa inuu ka  badan yahay miisaaniyada dhaqaale ay ku baxda maamulka Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Qiimeyn lagu sameeyay tirada guud ahaan dadka dalxiiska ku tagay deegaanada Oronada 6-dii bilood u dambeysay ayaa lagu sheegay in ajaanibtu gaarayaan 100 kun ruux halka Itoobiyaanku gaarayaan 11 Milyan ruux.

Afduubka iyo dagaalada ka jira deegaanada Oromada kama hor istaagin dalxiiska laga helo dhaqaale intaasi la eg.

XAFIISKA WARARKA .

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here