Sida lagu shaaciyay Warbaahinta Dowlada Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumada Soomaaliya oo ka duuleysa waajibaadka ka saaran awood-siinta dhallinyarada Soomaaliyeed, ayaa magacaawday Golaha KMG ah ee Dhallinyarada Qaranka.

Golaha oo ah mid ku meel gaar ah, waxa uu muddo labo sano ah ka shaqeyn doonaa metelaadd dhallinyarada Soomaaliyeed gudaha iyo dibadda, awood siinta dhallinyarada iyo dhismaha golaha rasmiga ah, ayagoo wadashaqeyn dhow la yeelan doonaya Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, xubnaha golah ayaana ka kooban 17 xubnood oo kala ah ,5 xubnood oo guddoonka ah, 10 xubnood oo madax qeybeedyo ah iyo 2 xubnood oo mateleysa dhallinyarada baahiyaha gaarka ah qaba.May be an image of 1 person and textMay be a doodle of 1 person, headscarf and textMay be an image of 1 person and textMay be a graphic of 1 person and textMay be a graphic of 1 person, beard and textMay be a graphic of 1 person and textMay be a doodle of 1 person and textMay be a graphic of 1 person and textMay be a graphic of 1 person and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here