May be an image of 10 people and text

BALADWEYNE (DAYNIILE.COM)-Salaadda Janaasada ayaa goor dhaw lagu tukaday AUN Askartii dhawaan lagu dilay degmada Ceelbaraf ee Gobolka Shabeelaha dhexe .

Advertisement

Garoonka diyaaradaha Magaalada Baladweyne ayaa salaada janaasada lagula tukaday asakartaasi rabi ha u naxariistee,isla hada ayaana la aasayaa.

Masuuliyiin Dowlada Somalia ka tirsan ayaa ka qeybgalay salaada janaasada islamarkaana u taagan inay aaskana ka qeybgalaan.

masuuliyiinta waxay kala yihiin Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Somalia  Daahir Shire Maxamed ,Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage ,Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe iyo masuuliyiin kale.

Sidoo kale waxaa ka qeybgalay duubabka dhaqanka ee Beelaha Muddulood iyo Xawaale oo ay kala hogaaminayaan Ugaaska Xawaadle iyo Imaamka Muddulood.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an image of 4 peopleMay be an image of 10 peopleMay be an image of 5 people and beardMay be an image of 8 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 4 people and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 6 people and textMay be an image of 5 people and headscarfMay be an image of 4 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 6 people and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here