BALAD-XAAWO (DAYNIILE.COM)-Hay’adaha amniga iyo Maamuulka degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa saaray awaamiir cusub oo lagu sugayo amniga Magaaladaasi.

Amarkaan ayaa laga soo saaray kadib shirka amniga oo ay isugu yimaadeen maamulka iyo Hay’adaha amniga sida taliyayaasha booliiska,nabad sugida iyo gudoomiyaha Magaalada.

Advertisement

Awaamiirta laga soo saaray shirkaan waxaa ka mida inaan magaalada loo ogoleyn gaadiika muraayadaha bensalka, iyo socodka gaadiika wixii maqrikii ka danbeeya.

Maamulka Degmadaan ayaa taageersan Dowlada Somalia xili maamulka Jubaland oo ay ka tirsan yihiin uu khilaa kala dhexeeyo Dowlada Somalia.

Hadaba halkaan ka daawo warbixintaan oo dhemeystiran:-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here