Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa xilka ka qaaday Marwa Safiya Maxamed Xassan gudoomiyihii Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha qaranka.
Golaha ayaa xilkaas u magacaabay sarkaal ka tirsanaa hay’adda oo lagu magacaabo Axmed Xassan.
Advertisement
Golaha ayaa sidoo kale ansixiyay xubinimada golaha sare ee Bank dhexe ee Soomaaliya Xaniifa Ibraahim Xaabsade oo hore u soo noqotay wasiirka haweenka.
Advertisement