HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamulka Gobolada Waqooyiga Soomaaliya ee la baxay Somaliland C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa shalay galab Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ku booqdey dadkii shacabka ahaa ee dhawaan ku dhawaacmey dagaalkii ka dhacay deeganka Dacawalay.

Dadkaan oo asal ahaan ah reer Somaliland ayaa wax ka dega deeganada Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya,waxayna dhawaan isku dhaceen qabiil kale oo halkaas dega inkastoo ciidamada Luyu booliisku dhankooda shacab badan ka dhibaateen reer Somaliland-ka halkaas dega.

Advertisement

Madaxweyne Cirro ayaa bukaanada mid mid u kor istaagay xaalkooda ka wareystay kuwa hadli kara, xili dhaqaatirna ay u warbixiyeen madaxweynaha sida uu yahay xaalka ama ay u kala daran yihiin dhaawacyada.

Masuuliyiin ka tirsan maamulka ayaa ku wehlinayay booqadasha Madaxweynaha Somalilaland ee Isbitaalka uu ku tagay.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an image of 9 peopleMay be an image of 4 people and text

May be an image of 6 people, hospital and textMay be an image of 13 peopleMay be an image of 3 people and hospitalMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 9 people, suit and weddingMay be an image of 6 peopleMay be an image of 4 people and suitMay be an image of 4 people and textMay be an image of 7 people and dais

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here