Dawladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay sheegtay in dekeda & marinka Ganacsi ee ay Itoobiya helaysaa uu yahay Badda Cas [Gacanka Cadmeed] keliyana ay iyadu bixinayso [Dawladda Federaalka ah.]
Wasiir Fiqi oo la hadlaya Warbaahinta Asharq ayaa yidhi.
Advertisement
“Marinka ay Itoobiya ka heli doonto Badda Cas waa marin ganacsi iyo deked oo kaliye, wuxuuna hoos iman doonaa Dawladda Soomaaliya..”
Advertisement