DOOLOOW (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Amniga Dowlad Gobaleedka Jubaland Gen. Yusuf Xuseen Cusman Dhuumaal ayaa sharaxaad ka bixiyay sidii uu ku bilowday dagaalkii shalay ka dhacay Magaalada Dooloow.
Wasiir Dhuumaal ayaa u sheegay arintaan si ka duwan qaabkii Dowlada Somalia u sheegtay oo ahaa in ciidamada Dowlada xeryahooda lagu weeraray.
Advertisement
Wasiir dhuumaal wuxuu carabka ku adkeeyay in ciidamada Dowlada oo isugu jirey Nisa iyo kuwo kale ay arbusheen habsami u socodka garoonka diyaaradaha Dooloow islamarkaana afduubteen muwaadin Somaliyed oo Hay’ad madax ka ahaa sida uu isagu warka u dhigay.
Haddaba halkaan hoose ka daawo muuqaal aan ka soo xiganay Universal Tv:-
Advertisement